
Ku soo dhowaada Barnaaminka Kulanka Axadda oo aad axad kasta kala socotaan Codka Nasir Cadceed. sii qaybi
| Publishes | Weekly | Episodes | 8 | Founded | 7 years ago |
|---|---|---|---|---|---|
| Language | Somali | Category | News | ||

Axkaamta Bisha Ramadaan oo kooban, Wax ka ogow qayb kamid ah arrimaha bisha soonka ku saabsan, Goorma ayaa la waajibiyay? Meeqa soon ayuu nabiga soomay? Maxaa soonka buriya, Maxaa soonka u fiican?
Waa Qiso aad u xanuun badan oo ku dhacday Maxammed Deeq, wuxuu nala wadaagay dhibkii uu ka soo maray xanuunka isku buuqa walalka iyo walbahaarka, sidoo kale wuxuu nala wadaagay sida uu dhibkas uga baxay.
Aayadahan waxaa la dhahaa Aayadaha Xasiloonida, Waa aayado Nabiga ku soo degay isagoo xaalada adag ku sugan, ilaahayna uga qaaday wixii haystay. Culumada oo u kuur galay aayadahan waxay soo ogaadeen in aayadahan yihiin kuwa saamayn leh. ilaahay ha na... more
Erayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan maanta ku noolnahay ee hormaray lacago badan ayaa lagu bi... more
Ma sahlana in qofku go'aan qaato, saas dardeed, Barnaamijkaan waxaan uga hadlaynaa calaamadaha lagu garto qofka go'aanka leh, sidoo kale calaamadaha qofka go'aanka aan lahayn. iyo qodob kuu sahli kara qaadashada go'aamo caafimaad qaba.
Lacag la’aan dhaqaale xumo iyo baahi dad kale qofkasta qatar ayuu ugu sugan yahay!! Saas ay tahay waxaa fiican in aad dadka maarantid, haddaba Sidee uga maarmi kartaa dadka kale? Sidee Dhaqaale u samaysan kartaa?
Waa subax sabti ah jawi qaboow macaan yahay, dad badan bustaha ku hoos jiraan. Dhagayso barnaamij laga yaaba in aad iska dhex maqashid. Nasir Cadceed. 2019
Waxaan uga hadlayaa oo talo siinaya dadka Cabsida geerida iyo sida aad uga gudbi karan.
Waxan ahaay qofki ugu horeeyey oo subscribe ku sara podcastiiga lol









Listeners, social reach, demographics and more for this podcast.
| Gender Skew | Location | Interests | |||
|---|---|---|---|---|---|
| Professions | Age Range | Household Income | |||
| Social Media Reach | |||||
Rephonic provides a wide range of podcast stats for Nasir Cadceed. We scanned the web and collated all of the information that we could find in our comprehensive podcast database. See how many people listen to Nasir Cadceed and access YouTube viewership numbers, download stats, audience demographics, chart rankings, ratings, reviews and more.
Rephonic provides a full set of podcast information for three million podcasts, including the number of listeners. View further listenership figures for Nasir Cadceed, including podcast download numbers and subscriber numbers, so you can make better decisions about which podcasts to sponsor or be a guest on. You will need to upgrade your account to access this premium data.
Rephonic provides comprehensive predictive audience data for Nasir Cadceed, including gender skew, age, country, political leaning, income, professions, education level, and interests. You can access these listener demographics by upgrading your account.
To see how many followers or subscribers Nasir Cadceed has on Spotify and other platforms such as Castbox and Podcast Addict, simply upgrade your account. You'll also find viewership figures for their YouTube channel if they have one.
Nasir Cadceed launched 7 years ago and published 8 episodes to date. You can find more information about this podcast including rankings, audience demographics and engagement in our podcast database.
Our systems regularly scour the web to find email addresses and social media links for this podcast. We scanned the web and collated all of the contact information that we could find in our podcast database. But in the unlikely event that you can't find what you're looking for, our concierge service lets you request our research team to source better contacts for you.
Rephonic pulls ratings and reviews for Nasir Cadceed from multiple sources, including Spotify, Apple Podcasts, Castbox, and Podcast Addict.
View all the reviews in one place instead of visiting each platform individually and use this information to decide if a show is worth pitching or not.
Rephonic provides full transcripts for episodes of Nasir Cadceed. Search within each transcript for your keywords, whether they be topics, brands or people, and figure out if it's worth pitching as a guest or sponsor. You can even set-up alerts to get notified when your keywords are mentioned.