
Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:Sida loo abuuro caado qoraal 📓Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️Sida ugu habboon ee loo qoro 📝Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan 💡, kaas oo ah furaha horum... more
| Publishes | Twice monthly | Episodes | 72 | Founded | 2 years ago |
|---|---|---|---|---|---|
| Language | Somali | Number of Listeners | Categories | Self-ImprovementEducation |

Bismilaah;
Isku soo noqod wanaagsan dhamaan akhyaarta ku xiran Hab Fikirka Tarmuuska.
Halkaan ka dhagaysi sheeko 130 sanno jirto, oo ka dheeho muhiimada Safarka adigoo u dhex maraya Qoraal iyo Akhris.
Dhagaysi wacan!
Inta badan waxaan diiradda saarnaa sida aan ula hadalno dadka kale, laakiin marar yar ayaan is weydiinnaa: sidee ayaan nafteena ula hadalnaa?
Qeybtan, waxaan kula wadaagayaa 6 su’aalood oo fudud oo kaa caawinaya fahamka dareenkaaga, caddeynta fikirka... more
Bismilaah;
Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa farqiga u dhexeeya The passive mind vs The observant Mind iyo mida ay tahay in aan ku dedaalno.
Dhagaysi Wacan!
Bismilaah;
Marti cusub!
Horumarka dhabta ah ma aha inaad hal habeen guusha gaarto, ee waa inaad ogaato jihada saxda ah. U dabaalato dhanka hirku kaa xigo si aad si fudud, joogto ah, oo fog u gaarto meesha aad rabto. 🌊📚
Bismilaah;
Waa markale iyo kalkii 5.aad, kaalay oo safarkan cusub ka qayb qaado!
Bismilaah;
Haddii aadan ogeyn waxa aad raadineyso, waxaad ku mashquuli kartaa wax aan ku dhisayn. Qaybtan waa gunaanad ku saabsan jihada toosan, su'aalo sax ah, iyo shaqada gudaha ka hor inta aan wax dibadda laga beddelin.
Dhagaysi wacan!
Bismilaah;
Saakana waa su'aale , sidee tahay?
Bismilaah;
Sanad walba waa nala yiraahdaa wax badan akhri, balse nalama baro sida si fiican wax loo akhriyo.
Qaybtan, waxaan kula wadaagayaa isbeddelkii aan sameeyay 2025: ka guurista akhris aan ujeeddo lahayn una guuray akhris leh niyad iyo himilo... more
Ma sha allh best podcast ever ❤️❤️aad yaa ugu farax sanhy in an Wax kororsaday jaza kallah sis 🙏❤️
waa mahadsantahy abayo wax yaal badan kaa faiday kheer alaha kusiiiyo.
Wax noobalana anaga dhan qoraal iyo habfakar ka tarmuska insha allah
How this podcast ranks in the Apple Podcasts, Spotify and YouTube charts.
Apple Podcasts | #117 |










Listeners, social reach, demographics and more for this podcast.
| Listeners per Episode | Gender Skew | Location | |||
|---|---|---|---|---|---|
| Interests | Professions | Age Range | |||
| Household Income | Social Media Reach | ||||
Rephonic provides a wide range of podcast stats for Hab Fikirka Tarmuuska. We scanned the web and collated all of the information that we could find in our comprehensive podcast database. See how many people listen to Hab Fikirka Tarmuuska and access YouTube viewership numbers, download stats, audience demographics, chart rankings, ratings, reviews and more.
Rephonic provides a full set of podcast information for three million podcasts, including the number of listeners. View further listenership figures for Hab Fikirka Tarmuuska, including podcast download numbers and subscriber numbers, so you can make better decisions about which podcasts to sponsor or be a guest on. You will need to upgrade your account to access this premium data.
Rephonic provides comprehensive predictive audience data for Hab Fikirka Tarmuuska, including gender skew, age, country, political leaning, income, professions, education level, and interests. You can access these listener demographics by upgrading your account.
To see how many followers or subscribers Hab Fikirka Tarmuuska has on Spotify and other platforms such as Castbox and Podcast Addict, simply upgrade your account. You'll also find viewership figures for their YouTube channel if they have one.
Hab Fikirka Tarmuuska launched 2 years ago and published 72 episodes to date. You can find more information about this podcast including rankings, audience demographics and engagement in our podcast database.
Our systems regularly scour the web to find email addresses and social media links for this podcast. We scanned the web and collated all of the contact information that we could find in our podcast database. But in the unlikely event that you can't find what you're looking for, our concierge service lets you request our research team to source better contacts for you.
Rephonic pulls ratings and reviews for Hab Fikirka Tarmuuska from multiple sources, including Spotify, Apple Podcasts, Castbox, and Podcast Addict.
View all the reviews in one place instead of visiting each platform individually and use this information to decide if a show is worth pitching or not.
Rephonic provides full transcripts for episodes of Hab Fikirka Tarmuuska. Search within each transcript for your keywords, whether they be topics, brands or people, and figure out if it's worth pitching as a guest or sponsor. You can even set-up alerts to get notified when your keywords are mentioned.